(Sawirro) Weerar Khasaare badan geystay oo ka dhacay Magaalada Oslo ee dalka Norwey

Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhimatay halka 21 kalena ay ku dhaawacmeen weerar lagu qaaday afaafka hore ee Baar ku yaalla magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway. Dadka la weeraray ayaa Baarka ku dhiganayey xaflad loogu talagalay dadka isku jinsiga ah ee isku galmooda. Nin ku hubaysnaa laba qori isla markaana sitay Bam gacmeed … Continue reading (Sawirro) Weerar Khasaare badan geystay oo ka dhacay Magaalada Oslo ee dalka Norwey